-
kusoodhawoow dugsiga
Jaamiculquraan is an online Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are worried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge
-
BARASHADA DIINTA ONLINE
Waa macalin soo maaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo.
-
FAAHFAAHINTA HABKAN CASRIGA EE MAQAL IYO MUUQAAL
Waxaa mahadleh Allahii noo suuragaliyey inaan arinkan u soo gudbino walaalah islaamka ah ee ku nool daafaha dunida.Machadkan jaamiculquraan online ee loo soo gaabiyo
-
Fadlan ilaali Shuruudaha
Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka
-
Ku Saabsan Macalinka
Waa macalin soo maaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo
Waa diintii loo safri jiray oo gurigaaga kuugu timid waa jaanis fiican iyo fursad dahabiya marka walaalayaal halaga faa,iidaysto fursadan qaaliga ah.
Adigu baro aabo ama hooyo ilmahaagana bar diinta islaamka diinta inagaa u baahane iyadu inooma baahna waad mahadsantihiin
HADA KAWAC SKYPE GAAGA OO GUJI HALKAN
Fadlan ilaali Shuruudaha
Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka
1. Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray
2. Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin
3. Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm waa in la iska damiyaa HADA KAWAC SKYPE GAAGA OO GUJI HALKAN
Learn Quran at your home
Jaamiculquraana is worlds’ best online Quran academy providing the Islamic education to the students of every age. We aim to provide an easy platform to the prospective Quran students for enlightening them with the best possible Quranic understanding in all its forms and manifestations. We have highly qualified and well experienced teaching staff. Our mission is to spread the teachings of Quran all over the world.
We are committed to provide Quran education to our students in a charming atmosphere and greed passion.
We claim that the students of our organization will not only be fine recites but also good interpreter
To this end, we are committed in our venture to the best of our sincerity and humble capacity to provide a team of extremely capable, highly educated and well trained tutors. We are Alhamdulillah, committed and dedicated to broadcast the essence and spirit of the Holy Quran to all the aspirants in every nook and corner of the world HADA KAWAC SKYPE GAAGA OO GUJI HALKAN